Heshiis Dhex Maray Galmudug iyo Puntland

Gaalkacyo

Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay inay is-afgarad kala gaadheen maamul goboleedka kale ee Puntland sidii loo qaadi lahaa tallaabooyin dhinaca amniga ah oo ku saabsan dib u heshiisiinta iyo xallinta khilaafadyada.

Is-afgaradkaasi ayaa Jaamac Buulle Jaamac uu ka waraystay Maxamed Xaashi Cabdi oo ah madaxweyne ku xigeenka Galmudug kuna sugan Cadaado.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Maxamed Xaashi Cabdi