Soomaaliya: 6 Milyan oo Gargaar u Baahan

Abaaraha

Abaaro ba’an ayaa illaa iyo lix milyan oo qof oo Soomaaliya ku nool ka dhig kuwa u baahdaan gargaar cunto iyo caafimaad deg deg ah.

Hey’adaha Gargaarka ka digaya in caruurtu ay yihiin kuwa halista ugu weyn ku jira.

Wariyaha VOA-da Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Baydhaba, wariyeheenna Jamaal Axmed Cusmaan ayaa inoo soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Jamaal Axme Cusmaan