Al-Shabaab oo Nin ku Dilay Gobolka Bay

Ururka Al-Shabab ayaa sheegay inay nin dhagax ku dileen magaalada Raamacaddey ee Gobolka Bay maanta. Ninkan ayaa mintidiinta Al-Shabab ay ku eedeeyeen inuu ku kacay sino isagoo leh laba xaas, sida ay Al-Shabab sheegeen.

Ma jirto cid madaxbannaan oo xaqiijisay eedaha loo soo jeediyey ninkaasi.

Haddaba falalkan dilalka culus ee ay gaysanayaan Al-Shabab xilligan maxaa diintu ka qabtaa? Maxamed Cabdi Sandheere ayaa arrimahan ka waraystay Sheekh Cabdiraxmaan Shariif Imaamka masaajidka Daarul Hijra ee magaalada Minneapolis.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Sharaxaadda Xukunka Al-shabab