Wicitaanka: Prof. Cismaan Abokor Maxamed

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Cismaan Abokor Maxamed (Maangalool) oo siyaadadda ka dhiga Jaamacadda Golis ee magaalada Hargeysa.

Barnaamijku waxa uu ka hadlayaa danaha is-khilaafsan ee ganacsiga.

Barnaamijka waxa inoo haya Jaamac Buulle Jaamac

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka