Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho ku tagay dalka Jabuuti, waxaana madaxweynuhu uu la kulmay madaxweynaha waddankaasi Ismaaciil Cumar Geelle.
Sida booqashadan u dhacayso ayaa Ibraahim Xasan Daandurey uu ka waraystay weriyahayaga Ramadaan Muuse.
Your browser doesn’t support HTML5
Farmaajo oo tagey Jabuuti