Ciyaartooy Lagu Weeraray Duleedka Xamar

Kooxda Elman

Rag hubeysan ayaa xalay fiidkii rasaas ooda uga qaaday baabuur ay la socdeen ciyaartooy iyo tababareyaal inta u dhaxeeya degmada Afgooye iyo deegaanka Ceelasha Biyaha.

Shilkaasi ayaa waxaa ku dhintay tababare ku xigeenkii kooxda Kubada Cakta Barkiga Dhexe ee Soomaaliya, halka ay ku dhaawacmeen laba ciyaartooy oo ka mid ah kooxda kubada cakta Elman.

Faah-faahinta warbixintan waxaa inoo haya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta ciyaartooyda la weeraray