Warbixin Gaar ah: Xukunada Dilka ee Soomaaliya

Somalia oo ah wadan muddo badan ay ka jireen rabshado horseeda dhimasho ayaa hadda waxaa ku soo kordhaya xukunada dilka ah oo ay fulinayaan maxkamado militari iyo Al-Shabaab.

Maxkamadaha militari ee dowladda federaalka ee Somalia iyo maamul Goboleedyada iyo maxkamadaha Al-Shabaab ayaa isu geyn xukunno dil ah ku fuliyay dad 20 qof ka badan sanadkan 2017-ka oo kaliya.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan gaarka ah nooga diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Maxamed Colaad