Xiddig: Ma Jiraan Xildhibaano Mucaarad ah

Xildhibaanada

Todobaadyadii u dambeeyay waxaa magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi shirar siyaasadeed ku lahaa qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Somalia, oo sheegay inay ku midoobeen madal ay ugu magac dareen Madasha Horusocod.

Guddoomiyaha Madasha Horusocod C/rashiid Maxamed Xidig oo maanta shir Jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inaysan aheyn madal si gaar ah dowladda mucaarad ugu ah, laakiin ay isu baheysteen horumarinta dalka.

Wariyeheenna Jaamac Buule Jaamac ayuu u waramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Cabdirashiid Xiddig