Kulanka Jaaliyadaha Somalida Maraykanka

Sawir Hore

Magaaladan Washington waxaa shalay ka qabsoomay kulan ay ka qaybgaleen wakiillo ka kala socday Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool illaa 12 gobol oo Maraykanka ku yaalla, kaas oo looga hadlayey sidii wax la isaga weydiin lahaa arrimaha abaaraha.

Kulankan oo lagu qabtay Machadka nabadda ee Maraykanka waxaa soo qabanqaabisay Safaaradda Soomaaliya, waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiin ka socday Maraykanka, iyo ururada samafalka.

Warbixintan waxaa ka diyaariyey Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulanka Jaaliyadaha ee Washington