Faaqidaadda: Shirkii London ee Soomaaliya

Shirka London

Magaalada London ee dalka Britain waxaa shalay lagu qabtay shirka caalamiga ahaa ee Soomaaliya iyo beesha caalamka ee ay martigelisay dowladda Britain.

Shirkan ayaa waxaa si wada jir ah u gudoominaya madaxweynaha Soomaaliya, ra’iisul wasaaraha Britain iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.

Haddaba muhiim intee la eg ayuu shirkan u leeyahay Soomaaliya. Waa qodobka barnaamijka faaqidaadda toddobaadka. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka