DP World oo La Wareegtay Dekedda Berbera

Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay dekedda Berbera, waxaana xafladda loo qabtay wareejinta dekedda Berbera ka qayb galay masuuliyiin uu ka mid yahay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, Madaxa shirkadda DP World, Wefti ka socday Ethiopia iyo masuuliyiin kale.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa innoo haya Barkhad Maxamuud Kaariye.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Dekedda Berbera