Golaha Wasiirada Somalia oo soo Saaray Go'aano Amni

golaha wasiirada

Golaha wasiirada ee Soomaaliya ayaa maanta go’aanno dhinaca amaanka iyo ilaalada mas’uuliyiinta la xiriira ka soo saaray kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Go’aanada ayaa waxaa ka mid ah in si deg deg ah loo sameeyo ciidamo ka shaqeeya xasilinta magaalada Muqdisho oo isugu jira booliis iyo milatari.

Wariyeheenna Caasha Ibrahim Aaden ayaa go’aanaadan ka wareysatay wasiirka warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Injineer Yariisow