Warbixin: Muhiimadda Shirka London ee Soomaalida

Ku dhowaad 40 dawladood iyo ururro caalami ah ayaa isku diyaarinaya inay ka qayn galaan shirka caalamiga ah ee berri ka furmaya London, kaasi oo looga hadlayo Soomaaliya.

Shirkan ayaa xil gaar ah qabashadiisa ay iska saartay Britain, waxaana ergada soo gaadhay ilaa hadda ka mid ah madaxda Soomaalida oo uu ugu horreeyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda waddamada Geeska Afrika.

Warbixintan gaarka ah oo ku saabsan muhiimadda shirka waxaa noo diyaariyey Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Haaruun Macruuf