Shirar ku Saabsan Somalia oo ka Socda London

Caynte

Magaalada London waxaa maanta ka dhacaya shirar dhowr ah oo horudhac u ah shirka arrimaha Soomaaliya ee berri halkaasi ka furmaya.

Waxaa shir yeeshay wakiilo ka kala socday qurba joogta Soomaalida, shir kalena waxaa yeelanaya xubno laga casuumay ganacsatada ugu waaweyn ee dalka Soomaalida.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa shirkan ka wareystay, Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Ceynta, Wasiirkii hore ee Iskaashiga Calamiga ah, gudoomiyana u ah guddiga qaban qaabada shirka ee dhinaca dowladda.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Cabdiraxmaan Caynte