Fallanqeyn: Booqashada Farmaajo ee Ethiopia

Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqashadiisii lixaad ee dibedda ah ku tagay dalka Itoobiya.

Waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemiarm Desalegn.

Haddaba booqashadan maxay uga dhigan tahay labada waddan? Arrimahaas ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka waraystay Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ah khabiir ka fallooda arirmaha Geeska Afrika kuna sugan Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Cabdi Wahaab Sheekh