Kheyre oo la Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda Germany

Xasan Kheyre

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Jarmalka ayaa maanta booqasho ku tagay magalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Wasiirka iyo wafti la socday ayaa la kulmay ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay ka wada-hadleen arrimo dhowr ah.

Wada-hadallada kadib ayaa dowladda Jarmalka waxay lacag ugu gaareysa 70 milyan oo dollar ugu deeqday dowladda Soomaaliya.

wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Cabdulaadir Maxamed Cabdulle