Warbixin: Baarlamanka oo Su'aal Ka Keenay Qorshaha Dhisidda Ciidanka

Intiinnii dhageystay idaacaddayadi fiidnimo ee xaley, Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaley dood ka keenay qorshaha difaaca qaran ee lagu dhisayo ciidamada Soomaaliya.

Baarlamaaku waxa uu codsaday in xubnaha dowladda ee ay quseyso arrinkaasi ay hor yimaaddaan golaha si su'aalo loo weydiiyo. Jaamac Buulle Jaamac, ayaa warbixintan nooga diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixin Baarlamanka oo Su'aal ka Keenay Qorshaha Dhismaha Ciidamada