Baydhaba: 4 Shabaab ah oo Xukun Dil lagu Fuliyey

Shabaab

Maxakamaada ciidamada ee Somalia ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay 4 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab oo horey loogu soo qabtay inay ka dambeeyeen qaraxyadii mataanaha ahaa ee ka dhacey maqaayadaha Beder iyo Reero ee magaalada Baydhabo 28-kii bishii February ee sanadkii tagay.

Qaraxyadaasi ayaa waxaa ku dhiintay illaa 80 qof, ayada oo 45 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Wariyeheenna Muqtaar Maxmed Catoosh ayaa warbixintan inooga haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Shabaab dil lagu fuliyey