Warbixin: Dhalinyarada u Safarta Caalamka

Somali aad u badan ayaa dunida oo dhan ku kala faafay 30 kii sano ee ugu dambeeyay. Waxana la sheegay in dadka somalida ay yihiin kuwo si fudud ula qabsada wadan kasta oo ay tagaan.

Dhalinyaro badan ayaa bil kasta ka tahriiba deegaanadii ay ku noolaayeen, sidoo kale dad badan oo dhalinyaro iyo waayeelba iskugu jira ayaa shaqo ama qaxootinimo u taga wadamada caalamka.

Dadkaasi ayaa la sheegay inay si fudud ula qabsadaan dal kasta oo ay tagaan.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixin arimahaasi ku saabsan ionoo haysa

Your browser doesn’t support HTML5

Youth Brain Drain