IMF: Abaarta Waxay Saameysay Dhaqaalihii Soomaaliya

Sanduuqa lacagta adduunka ee IMF ayaa war uu soo saaray ku sheegay in abaarta ka jirta Soomaaliya ay si weyn u saamaysay dhaqaalihii dalka.

Sanduuqa ayaa sheegay in abaarta ay qayb ka tahay dhibaatooyinkii hore u haystay dhaqaalaha Somalia oo ay ka mid tahay shaqa la'aanta iyo jiritaan la'aanta sharci maaliyedeed oo si wanaagsan u haga dhaqaalaha.

Xuseen Barre ayaa soo akhriyey warbixintaasi inoona soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Xuseen Barre Aadan