Puntland oo Xakun Dil ah Ku Fulisay 5 Dhalinyara ah
Boosaaso
WASHINGTON. DC —
Maxkamada Ciidamada Puntland ayaa maanta xakun dil ah ku fuliyey shan nin oo lagu soo eedeeyey in ay ka tirsanaayeen Al-Shabab, gudaha magaalada Boosaaso.
Maxkamada ayaa ku eedeysay dhalinyaradaan in ay ka danbeeyeen dilal horay loogu geystay mas,uuliyiin ka tirsanaa maamulka Puntland.