Madasha Dhalinyarada: Cabdixakiin PR Iyo Farxiya Qalanjo

Cabdixakiin PR

Barnaamijka Badasha Dhalinyarada waxaa marti ku ah Cabdixakiin PR oo ah soo saare filin, qoraa iyo majaajiliiste, iyo Farhia Qalanjo oo ah qoraa iyo abwaanad sameysa heesaha iyo sheekooyinka.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Nur Hassan Nur (Bukhaari).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Madasha Dhalinyarada