WASHINGTON. DC —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka todobaadkan waxaan ku falanqeyn doonnaa koo diimeed cusub la magac baxay Al Saadicuun Bil-Xaq oo asbuucaan Soomaaliya looga dhawaaqay.
Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso barnaamijka Amuuraha Islaamka