Dhulka ama Boosaska magaalada Muqdisho waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay uu qiimihiisu noqday mid si xad dhaaf ah uga badan intii la kala siisanayay dhowr sano horteed.
Dadka arrimahaasi aqoonta u lihi waxay sheegeen in xilligan ay adag tahay in qof aanan hanti badan laheyn uu dhul ka iibsado caasimadda Soomaaliya.
Warbixintan soo socota waxaa inoo diyaariyay wariyaheenna Jacfar Kuukaay waxa uuna kaga hadlayaa heerka dhulka magaalada Muqdisho uu hadda marayo iyo sababaha keenay in sidaasi qiimihiisu uu cirka isugu shareero.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin: Qiimaha Guraha Muqdisho