Warbixin: Hanaanka Loo Iibsado Guryaha Mareykanka

FILE - A sold sign sits outside a new home in Houston, Texas.

FILE - A sold sign sits outside a new home in Houston, Texas.

Sanadihi ugu danbeeyey waxaa Mareykanka kusoo badanayey Soomaalida iibsaneysa guryaha.

Inkasta oo ay qaali yihiin guryaha Mareykanka hadana qaar ayaa ku iibsada si amaa ah, halka kuwo kalana ay ku gataan hanaanka loo yaqaano Bilaa-ribo.

Hadaba warbixintaan waxaa inooga diyaarisay wariyaheena Sahra Abdi Ahmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbinta Guryaha Mareykanka