Veysi Kaynak oo Muqdisho Tagey

Magaalada Muqdishu waxaa maanta booqasho ku tagay Ra’iisu Wasaare Ku-xigeenka Turkiga Veysi Kaynak oo madaxda Soomaalida kala hadlay wax ka qabashada dhibaatooyinka abaaraha Soomaaliya iyo kaalinta Turkiga.

Dawladda Turkiga ayaa gaadiid iyo qalab kale ku wareejisay maamulka Gobolka Banaadir. Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Axmed Xasan Colaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Booqashada Turkiga