Wareysi: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland

Cabdiraxmaan Saylici

Somaliland ayaa sheegtay in xaaladda abaarta ka taagan qeybo ka tirsan Somaliland ay aad u daran tahay kuna dhow dahay in Somaliland ay macluul ka dilaacdo. Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Seylici ayaa VOA u sheegay inay joojinayaan mashaariicda horumeed ee gudaha Somaliland ka socda, sababo la xiriira abaaraha ka taagan.

Weriyaheena Cabdicasiis Xuseen ayaa madaxweyne kuxigeenka Cabdiraxmaan Seylici kula kulmay xafiiskiisa Hargeysa, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay sida ay tahay xaaladda abaarta.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Seylici oo dhan