Wariye Hanad Cali oo la sii Daayey

Idaacadda Goobjoog ee magaalada Muqdishu ayaa sheegtay in la sii daayey weriye Hanad Cali Guuleed oo ka tirsanaa shaqaalaha telefishanka, 24 saac kadib markii ay afduubeen dablay aan haybtooda la garanayn sida ay sheegeen mas’uuliyiinta idaacaddu.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa Hand Cali Guuleed kula xidhiidhay khadka telefoonka ee Muqdishu goor dhowayd waxaana uu weydiiyey goobta uu hadda ku sugan yahay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wariyaha la sii Daayey