Sanaag: Dhallinyaro Lacag u Ururiyey Abaaraha

Abaaraha

Dhalinyaro ku sugan gobolka Sanaag ayaa VOA u sheegay inay abaarta taagan ay ku qasabtay inay fadhiga ka kacaan oo ay dadka wax u qabtaan.

Dhallintan ayaa uruuriyey lacago, kadibna gar-gaar raashin ah gaarsiiyay xeryo ay ku jiraan dad ay abaartu soo barakicisay oo ku yaalla duleedka magaalada Ceerigaabo.

Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka diyaariyay

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Nuux Muuse Birjeeb