Warbixin: Kheyraadka Badda Soomaaliya

Soomaaliya waxaa haatan ka jira abaaro laayay dad iyo duunyaba, kuwaas oo dhaliyay barakac xoog leh. Abaarahan oo ka dhashay roob la'aan ayaa ah kuwa soo noq-noqda, waxa ayna aad ugu fideen gobollada iyo degmooyinka dalka.

Soomaaliya ayaa waxaa Eebbe ku maneystay badda ugu dheer Afrika oo ay ka buuxaan kheyraad dihan. Haddaba, maxa dadka indho iyo ka af-xiray in ay quutaan kheeyraadka badda. Nuur Xasan Nuur ayaa warbixintan diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixin Kheyraadka Badda