Warbixin: Caqabadaha Haysta Maamullada Somalia

somalia map

Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii daran yihiin.

Warbixintan oo afar qeyb ah waxaan mid mid ugu eegi doonaa xaaladaha adag ee soo wajahaya hogaanka cusub ee ay Soomaaliya yeelatay iyo sida ay ula jaanqaadi karaan maamul goboleedyada iyo Caqabadaha jira, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, siyaasada iyo amaanka.

Waxaan idin soo gudbineynaa labada qeyb ee ugu horeysa warbixintan.

Haddaba kusoo dhowaada shan warbixin oo ka hadlaya xaaladaha Puntland, Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland. Wariyeheena Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo soo diyaarisay halkanna ka soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ka hadleysa Puntland

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ka hadleysa Galmudug

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ka hadleysa Hirshabelle

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ka hadleysa Koonfur Galbeed

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ka hadleysa Jubbaland