Abaaraha ka Jira Gobolka Sanaag

Abaaraha

Somalia waxaa weli ka oogan abaar baahsan oo halis ku heysa nolosha dad ka badan lix milyan iyo bar qof.

VOA ayaa si idiin soo gudbineysay hadba halka ay mareyso xaaladda abaarta, Wariyeheenna Cabdulcasiis Cusmaan oo ka mid ah koox VOAda ka tirsan abaaraha ka soo waramaya, ayaa haatan ku sugan Somaliland, Cabdixakiim Maxamud Shirwac ayaa khadka taleefanka Ceerigaabo kula xiriiray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wararka Abaaraha