Naafada Somalia Oo Raadinaya Xuquuq Dastuuri Ah

Muqdisho

Dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee naafada ee Soomaaliya ayaa sheegay in aysan heysan fursado ay kaga qayb galaan adeegyada bulshada iyo siyaasadda.

Guddoomiyaha hay'adda daryeelka naafada Cabdifataax Maxamed Daahir ayaa sheegay in aysan jirin xuquuq dastuuri ah oo kaalin siineysa dadka naafada ah isla markaana ay baahan yihiin inay helaan aqoonsi dastuuri ah, iyo shuruuc xuquuqdooda ilaalisa.

Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle