Gudd. Midowga Afrika oo Muqdisho Booqday

Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Midowga Africa Moussa Faki Mahamat ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Muqdisho.

Tagista Gudoomiyaha Midowga Africa ee Muqdisho ayaa saameyn ku yeelatay isu socodka dadka iyo gaadiidka, ka dib markii ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMSIOM xireen wadooyin muhim ah.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Booqashada Mousa Faki