U Diyaar Garowga Tacbashada Beeraha

Xaaladda Wax-soosaarka Beeraha Soomaaliya

Gobollada Shabeelooyinka iyo Hiiraan ayaa ka mid ah gobollada keydka u ahaa Soomaaliya marka ay abaaro ku dhuftaan gobollada aanan wabiyada marin ee dalka, balse hadda waxaa saameeyey abaaraha ka jira Soomaaliya.

Sababta ugu weyn ayaa lagu sheegay biyihii wabiga Shabelle oo guray.

Beeralleyda ayaa hadda wada diyaar garoowga xilliga guga, hase yeeshee waxaa jirta cabsi ay ka qabaan fatahaad uu sameeyo wabiga oo la filayo inuu biyo keeno bisha soo socota ee April. Warbixintaan waxaa nooga diyaariyey Nur Hassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Tacbashada Beeraha