Waaxda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha oo Yeelaneysa Xarun Cusub

Garoonka Muqdisho waxaa maamula shirkadda Favori (Sawir hore)

Dawladda Soomaaliya ayaa manata dhagax dhigtay xarun cusub oo ay yeelan doono Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadahaa.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Xasan Kaafi Qoyste