Faaqidaadda: Muddo Kordhinta Xukuumadda Somaliland

Barnaamijka faaqidaadda waxaan toddobaadkan ku eegeynaa dib u dhigist mar kale lagu sameeyey doorashooyinkii Somaliland iyo waqti kordhinta loo sameeyey golayaasha dowladda.

Barnaamijka oo ay ka qeyb-galayaan dhinacyada siyaasadda Somaliland, ayaa waxaa Hargeysa kusoo diyaariyey weriyaheena Barkhad Maxamuud Kaariye.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka