Somalia: Maalinta Haweenka oo la Xusay

Haweenka

Sanad walba maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay haweenka ee sideedda Maarso.

Hal ku dhegga sanadkan ee maalinta haweenka oo muddo qarni ka badan la soo xusayay ayaa ah "Ku dhiiro inaad isbedel sameyso”

Meelaha laga xusaya waxaa ka mid ah magaalada Muqdisho, wariyeheenna Xasan Kaafi Cabdiraxman Qoyste ayaa inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Maalinta Haweenka oo la Xusay