Warbixin Gaar Ah: Amisom oo 10 Sano Jirsatay

AMISOM

Bishan waxay ku buuxdaa toban sano markii ciidamada AMISOM ay hawl galkooda ka bilaabeen Soomaaliya.

Muddadaasi guulo iyo guuldarrooyinba way kala kulmeen Soomaaliya, ayaga oo dagaal kula jiray kooxda Al-Shabaab.

Waxan idin soo gudbineynaa warbixin kooban oo ka mid ah barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aad galabta iyo caawa ku dhageysan doontaan idaacadaheenna soo socda, hadduu Alle idmo.

Haaruun Macruuf, ayaa diyaariyey warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

DHAGEYSO AMISOM oo 10 sano jirstay