Waryesi: Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland

Taliyaha booliiska Puntland

Taliyaha ciidamada booliska Puntland General C/qaadir Faarax Shire (Ereg) ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay xarunta qaybta Booliska gobolka Bari kadib waraysi uu siiyey VOA wuxuu ka hadlay Mudaharaadyadii magaalada Boosaaso ka dhacay dhawaan, weerar ciidamada Booliska loo geystay iyo xariga Nabadoon C/qaadir Axmed Xarago.

Wariyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa ugu horeyn weydiisay xaalada guud amniga Puntland wuxuuna kaga jawaabay sidan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Taliyaha Booliska Puntland