Boosaasso: Dhalinyaro Dil Lagu Xukumay oo la Jirdilay

Nabaddoonka iyo Dhalinayarada Dil-Sugayaasha ah

Xaaladda caafimaad ee 7 dhalinyaro ah oo hore xukun dil ah loogu xukumay magaalada Boosaaso ayaa lagu tilmaamay mid aad u liidata ka dib markii qaar ka mid ah jirdil loo gaystay intii ay ku sugnaayeen goobaha dambi baarista.

Nabaddoon C/qaadir Axmed Xarago oo ah afhayeenka odayaasha dhaqanka ee gobolka Bari ayaa la soo xiriiray VOAda ka dib markii uu dhalinyaradaasi xabsiga ku booqday.

Wareysiga Nabaddoonka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Waraysi lala yeeshayNabaddoon ka warramaya Xaaladda Dhalinyaro Dil lagu Xukumay