Faaqidaadda: Ra'iisul Wasaaraha la Magacaabay

Xasan Kheyre

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay ra’iisul wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre oo ah nin lasoo shaqeeyey hay’adaha gargaarka bani aadannimo, islamarkaana haysta dhalashada dalka Norway.

Haddaba, Barnaamijka Faaqidaadda waxaan ku eegeynaaa sida loo arko magacaabistan iyo howlaha horyaalla ra’iisul wasaaraha la magacaabay. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka