Gabar Soomaali-Turkish ah oo Sannado Badan Kadib Soo heshay Halka Ay Kasoo jeedo

Amina Khaliloglu, Seygeeda iyo Ilma adeerteeda.

Hooyo Soomaaliyeed oo asal ahaan kasoo jeedda dalka Turkiga ayaa sanado badan oo ay baadi goob ugu jirtay helitaanka halka ay kasoo askuntay, ay ugu danbeynti u suura gashay ineey dalka Turkiga kula kulanto ehelka iyo qaraabada dhinaca aabaheed oo Turkish aha.

Amina Cusmaan Maxamed Khaliiloglu, awoowgeed Maxamed Khaliiloglu ayaa ka mid ahaa askarti Imbaraatooriyadii Islaamka ee Cusmaaniyiinta ee Somaliya tagay dhamaadkii qarnigii 19-aad. Iyada iyo aabaheedba waxay ku dhasheen Soomaaliya.

Hadaba sheekada halka ay kasoo jeeddo Aamina oo taariikhdeedu fidsan tahay ilaa 130 sano waxaa inoo haya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Sheekada Amina ee uu inoo diyaariyey Harun Macruf

Amina iyo ilama adeerteeda

Amina Cusman iyo ehelkeeda Turkiga



Amina Khaliloglu