Suxufiyiin Dhowr Ah oo Lagu Xiray Hargeysa

Maalmihii la soo dhaafay waxa xabsiga loo taxaabay saxafiyiin kala duwan oo ka hawlgala Somaliland, kuwaas oo ay ka mid yihiin mulkiilaha Telefishanka UNIVERSAL iyo agaasimiha Telefishankaas ee Somaliland oo iyaga markii dambe la sii daayay.

Waxa u dambeeyay oo xalay ay ciidamada booliisku xidheen agaasimihii Telefishanka STAR Maxamed Baashe Xaaji Xasan, iyadoo hore uu xabsiga ugu jiray Cabdimaalik Muuse Coldoon.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan uu ku eegayo arrintaas nooga soo diray Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Suxufiyiin lagu xiray Hargeysa