Wicitaanka: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar

Abdi Samatar

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah madaxa kaanta Joqraafiga, bay'ada, iyo arrimaha bulshada ee jaamacadda Minnesota ee dalka Maraykanka.

Prof. Samatar waxa uu ah madax ka ahaa guddiga anshaxa ee doorashadii madaxweynaha ee dhowaan ka dhacay Muqdisho.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Jaamac Buule Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

DHAGEYSO WICTIAANKA DHAGEYSTAHA