Dowladda Somalia oo ka Hadashay Heshiiska Berbera

somalia map

Waxaa aad usoo kordhaya hadalhaynta sharci ahaaneed iyo faa’iidaba ee ku aadan heshiiska ay dowladda Somaliland la gashey dalka Imraadka Carabta oo saldhig ciidan ka sameysanaya magaalada Berbera.

Hadaba waa maxay nuxurka heshiiskan sharci ahaan iyo waliba adeega danta guud, sideese ayey u aragtaa dowladda Soomaaliya. Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Heshiiska Imaaraadka