Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidaadd Toddobaadka, oo aynu maanta ku eegi doonno doorashada Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo waxa laga filan karo. Falastiin Axmed Iimaan, ayaa idin la socodsiineysa barnaamijkan.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Faaqidaadda oo ku saabsan doorashada Farmaajo