Soomaaliya Jeneraal Cadde Muuse oo Geeriyooday Febraayo 09, 2017 Marxuum Cadde Muuse Xirsi WASHINGTON. DC — Waxaa shalay dalka isutaga Imaaraadka Carabka ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Dowlad Goboleedka Puntland, Alla ha u naxariistee Generaal Cadde Muuse Xirsi. Warbixintaan waxaa nooga diyaariyey wariyaha VOA-da Xuseen Barre Adan. Dhageyso warbixinta geerida Jeneraal Cadde Muse. Your browser doesn’t support HTML5 Warbixin Geerida Cadde Muuse