Waa Kuma Maxamed Cabdullaahi Farmaajo?

Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, kadib markii uu ka adkaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, kadib markii uu ka adkaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.

Wareegii labaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayuu ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku guuleystay.

Haddaba waa kuma Farmaajo. Waxaa taariikhdiisa soo jeedinaya weriyaheena Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa kuma Farmaajo