ONLF oo Shirar Uga Qeyb Gashay Mareykanka

Waxa shalay galab daarta Cohen Building ee VOA ay ka deggan tahay magaalada Washington, D.C. nagu soo booqdey Cabdiraxmaan Mahdi, oo ah xog-haya arrimaha dibadda ee Jabhadda ONLF.

Cabdirixmaan Mahdi iyo xubno kale oo ka tirsan jabhadda ayaa shirar safar ku joogey magaalooyin kal duwan oo Mareykanka ah. Wariyaha VOA Jacfar Kuukaay oo wareysi la yeeshay ayaa waxan uu weydiiyay ujeeddada safarkiisa Washington.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso ONLF Oo Arrimo ka hadashay